Arimaha Bulshada

Maxaad Ka Ogtahay Tacadiyada Lagula Kaco Haweenka Ee aan Ka Hadhin Noloshooda..Video

Halkan hoose ka Daawo:

Read More »

Sheeko xigmadaysan: Ma ila socotaa?Q5-aad

Akhristeyaal waxaynu halkii ka sii ambo qaadaynaa Sheekaddeenii la baxday Ma ila socotaa oo aan maanta idiin soo gudbin doono qaybtii 5-aad. Qisada maantana waxaynu ku bilaabmaysaa sidan:- Beribaa waxa ...

Read More »

Sheeko Xigmadaysan: Ma ila socotaa? Q4aad

  Akhristeyaal waxaynu halkii ka soo ambo qaadaynaa sheekooyinkeenii Taxanaha ahaa ee Ma ila socotaan? Sheekadda Maanta waxaynu ku soo qaadanynaa qiso dhex martay Nabi Ibraahim iyo Inankiisii Ismaaciil,taasoo ah ...

Read More »

Sheeko Xigmadaysan: Ma ila socotaa? Q3aad

Akhristeyaal waa qayb kale oo ka mid ah Sheekada Ciwaankeedu ahaa MA ILA SOCOTAA. Waxaana sheekadda Maanta aynu bilaabaynaa sidan: Beribaa Saddex  nin ku busaaradsadeen Magaalladii ay ku noolaayeen. Dabadeed ...

Read More »

Sheeko Xigmadaysan: Ma ila socotaa? Q.2-aad

Akhristeyaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qormadii labaad ee Sheeko-xigmaddeeddii aan ugu magac bixinay “MA ILA SOCOTAA” oo qaybteedii 1aad aanu hore idiinku soo gudbinay. Sheekada Maantuna waxay ku bilaabmaysaa ...

Read More »

Sheeko Xigmadaysan: Ma ila socotaa..?. Q1-aad

Akhristeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Sheekooyin murti iyo miisaan badan xambaarsan oo u soo bixi doona si Taxane ah. Sheekaddan oo magaceeda la yidhaahdo “MA ILA SOCOTAA”, waxa soo ...

Read More »

NABSI XAASID

NABSI XAASID Qisadani waxa ay ka waramaysaa laba qof oo dadka isugu saaxiibsanaa, oo mid curyaan ahaa ka kalena indhoole ahaa. Curyaanku waxa uu ahaa xaasid iyo indhooluhuna waxa uu ...

Read More »

Akhriso Shuruudaha Laga Rabo Shaqaalaha Hayada Shaqaalahu Baahisay +Tiradadooda

Hargaysa(GNA) Halkan ka Akhriso warkaasi Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL waxay u baahan tahay 21 Jaamici oo kala shaqeeya tirinta Shaqaalaha Dawladda Hay’adda shaqaalaha dawladda JSL ayaa mudooyinkii u dambeeyey ku ...

Read More »

Madaxweyne Muuse oo Tacsi diray

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u ...

Read More »

Shirkadda Dahabshiil oo Agabka Dhaxanta u qaybisay Dad dan yar ah

Read More »

Hargeysa: Xildhibaano kormeeray Mashruuca biyo-balaadhinta

Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida ayaa u kuur-galay halka uu marayo Mashruuca biyo-balaadhinta Caasimada Hargeysa, waxaanay booqdeen Ceelalsha Kaydka Biyaha. Halkan ka Daawo:

Read More »

Ayeeyo Ugaaso: Qof tashaday ma tamar yara

W/Q. Cabdifataax Rashiid Maxamed “Qisadan waxaan kala kulmay magaalada Ceel-gaal ee degmada Saylac, xilli aannu kormeeraynay macallimiin Wasaaradda Waxbarashadu tababaraysay.”  Magaceedu waa Ugaaso Daheeye Cumar. Qiyaas ahaan waa 50 jir, ...

Read More »

Muuqaal Argaggax leh: Fadlan Caawi Carruurta dhibaateysan

Muuqaalkan markaad daawato fadlan fur darreenka Naxariista oo dar alle u caawi Ubadkan dhibaateysan;

Read More »

Farsamada gacantu maxaa ay uga muhiimsan tahay Tacliinta wakhtiga dheer la barto?

Warbixin uu diyaariyey Wariye da’yar oo ka howl-gala Telefishan, ayaa lagu waraystay dhalinyaro reer Burco ah oo ku shaqeeya farsmada gacanta, kaasoo bartay xirfado kala duwan oo farsamo. Wiilasha la ...

Read More »

Seylac & Jaziiradda Sacaadadiin..

Seylac Seylac waa  magaalo leh taariikh gabowday oo ilaa qarniyo hore la dagenaa, haatana waa magaalo madaxda gobolka Salal. Waxey dhacdaa Waqooyi Galbeed Soomaliland,  Waa magaalo ay baddu kaga hareeraysantay ...

Read More »

Sideed Ku dhisi Kartaa Naftaada 10 Steps..?

W:Q/ Eng  Mahbuub Hussein Ismail  (MrBurao) Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka  iftiimiyo Waxa igu kalifay ...

Read More »

Somaliland: Warbixin ku saabsan Isbedelka Siyaasaddeed iyo Doorka dhalinyarada

Daawo Muuqaalka, Warbixin Wariye da’ yari ka sameeyey doorka Dhalinyada iyo isbedelka Siyaasaddeed ee Somaliland.

Read More »