Aroos Indhaha Bulshada soo jiitay..Video

Aabo 80 jir ah oo guursaday Xaas 60 jir ah

Arooska Aabo 80 sanno jir ah iyo Xaas 60 jir ah oo uu guursaday, ayaa ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, kaasoo Indhaha Bulshada aad u soo jiitay.

Haddaba halkan Hoose ka Daawo warbixin Muuqaal ah oo laga diyaariyey:

Leave a Reply