Bandhig-ciyaareedka BLACK STAR CIRCUS (SOMALILAND)

Kooxda BLACK STAR CIRCUS (SOMALILAND), waa koox dhalinyaro ah oo hab-ciyaareed ku gudbiya wacyi-gelinta dhalinyarada.

Waxa ay todobaadkan ku qabteen Magaallooyinka Gabiley iyo Boorama, bandhig-ciyaareedyo dhalinyarada lagaga wacyi-gelinayo Balwadaha iyo Tahriibka.

Halkan hoose ka daawo hab-ciyaareedka Kooxda:

Leave a Reply