Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Degaanno Ka Tirsan Gobolka Bakool

Biyo la,aan Baahsan ayaa ka jirta Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool kana mida deegaanada hoos yimaada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Maamulka Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka KG Soomaaliya inay Wax ka qabtaan Dhibaatada Biyo yari ee ka jirta Ceelbarde.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan C/raxmaan ayaa soo sheegaya Inay Saamayn aan wanaagsanayn ay ku yeelatay Bulshada Deegaanka Biyo yarida ka jirta Degmadaasi.

Leave a Reply