Ciyaaraha

Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah

< p class=”x_MsoNormal”>Hargeysa, (GNA ) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo ha’yadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan oo ah mid ...

Read More »

Xukuumadda Siilaanyo oo lagu dhaliilay inay gaabisay horumarinta Ciyaaraha

Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis oo Xukuumadda ku dhaliilay inay ka gaabisay qabashada tartanka Wareega labaad ee Kooxaha Magaalooyinka ka dhisan. Halkan hoose ka Daawo:

Read More »

Xisbiga waddani oo ku eeddeeyey Xukuumadda inay ka hor-istaagtay dayac-tirka Garoonka Burco

Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga WADDANI oo ku dhaliilay Xukuumadda dayaca Garoomada Ciyaaraha ee dalka…. Hargeysa(GNA)-Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga Mucaarika ah ee WADDANI Yoonis Axmed Yoonis, ayaa sheegay inay ...

Read More »

Xisbiga Waddani oo soo gaba-gabeeyey ‘tartan ciyaareed Hargeysa’

Waxay dhaliilo u jeediyeen xukuumadda Hargeysa(GNA)Xisbiga Waddani ayaa soo gabagabeeyey tartan ciyaareed bishii Ramadaan ka socday Xaafada Masalaha ee Magaalada Hargeysa. Tartankan oo qayb ka ahaa tartamo-ciyaareedyo Xisbigu u qabto ...

Read More »

Tartanka Kubadda Kolayga oo ka furmay Garoonka Timo-cadde

Guddoomiyaha Xisbiga kulmiye iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb-galay furitaanka tartanka Kubadda Kolayga oo ka furmay garoonka Timo-cadde ee Magaalada Hargeysa. Munaasibad lagu furay tartankaas, ayaa lagu qabtay Garoonka Timo-cadde. ...

Read More »

Bandhig-ciyaareedka BLACK STAR CIRCUS (SOMALILAND)

Kooxda BLACK STAR CIRCUS (SOMALILAND), waa koox dhalinyaro ah oo hab-ciyaareed ku gudbiya wacyi-gelinta dhalinyarada. Waxa ay todobaadkan ku qabteen Magaallooyinka Gabiley iyo Boorama, bandhig-ciyaareedyo dhalinyarada lagaga wacyi-gelinayo Balwadaha iyo ...

Read More »

Casuumad Dhiirrigelin ah oo loo sameeyey La-taliyaha Madaxweynaha ee Ciyaaraha

Wasiirka Wasaaradaha Madaxtooyada Oo ka Qayb galay  Casuumad Dhiirrigelin ah Oo Garabka Dhallinyarada KULMIYE ee Heer Qaran Ay u Sameeyeen La-taliyaha Madaxweynaha ee Ciyaaraha. “Madaxweynaha qarankuna wuu mudan yahay in ...

Read More »

BOORAMA. Daawo Sawiradii Ugu Danbeeyay Ee Tartanka Ciyaaraha Bisha Ramadaan Oo Si Xiiso Leh Uga Socda Garoonka Kubada Cagta Ee Muumin Dhoolaal Stadium Ee Magaalada Borama.

BOORAMA(GNA)-Daawo Sawiradii Ugu Danbeeyay Ee Tartanka Ciyaaraha Bisha Ramadaan Oo Si Xiiso Leh Uga Socda Garoonka Kubada Cagta Ee Muumin Dhoolaal Stadium Ee Magaalada Borama. GOBONIMO NEWS BORAMA-SOMALILAND

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Tartan-ciyaareedyo ka socda ‘4 Degmo Hargeysa’

 waxa uu ka qayb-galay Tartannada Ramadaanta ee  Garoomada Degmooyinka Macallin Haaruun, Gacan-libaax, 26-ka June iyo Koodbuur  oo uu Xisbiga Kulmiye bixiyey Agabka lagu ciyaarayo.. Hargeysa (GNA)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa ...

Read More »

Daawo Sawiradii Ugu Danbeeyay Ee Tartanka Ciyaaraha Bisha Ramadaan Oo Si Xiiso Leh Uga Socda Garoonka Kubada Cagta Ee Muumin Dhoolaal Stadium Ee Magaalada Borama.

BOORAMA(GNA)- Daawo Sawiradii Ugu Danbeeyay Ee Tartanka Ciyaaraha Bisha Ramadaan Oo Si  Xiiso Leh Uga Socda Garoonka Kubada Cagta Ee Muumin Dhoolaal Stadium Ee Magaalada Borama. GOBONIMO NEWS BORAMA-SOMALILAND

Read More »

Xisbiga WADDANI oo furay tartan ciyaareed lagu xusay masuuliyiinta xidhan

Hoos ka Daawo Muuqaal iyo sawiro badan… Hargeysa(GNA):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa tartan ciyaareedkii ay ugu tallo-galeen bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku fureen qaab noociisu ku cusub yahay ...

Read More »

Xisbiga WADDANI oo dhaliilo u jeediyey Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Hoos ka DAAWO xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI oo dhaliilo u jeediyey Xukuumadda iyo Xisbiga kulmiye Hargeysa(GNA)-Xisbiga WADDANI, ayaa dhaliilay siyaasada Xukuumadda ee ku saabsan la-dagaalanka shaqo la’aanta ...

Read More »

Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Cali gadh dheer oo Xulka Gobalka Saaxiil ku qaabilay qado sharaf

Hargaysa (GNA) Munaasibad meeqaan sare leh oo  uu wasiir ku xigeenka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland mudane: Cali maxamed cali-gadh-dheer u sameeyay xulka Ciyaaraha gobalada somaliland uga qayb galaaaya Gobalka Saaxil, ...

Read More »

Live: Ciyaarta Hawd iyo Daad-madheedh

Akhristeyaal halkan hoose ka Daawada Ciyaar aad u xiiso badan oo dhex maraysa Gobolada Daad-madheedh iyo Howd. tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Read More »

Toos u daawa ciyaarta u dhaxaysa Gabiley VS Hawd…

Halkan taabo si aad u daawato ciyaarta

Read More »

Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Agab-ciyaareed ku wareejiyey Ciyaartoyga Gobolada

Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Xisbiga WADDANI agab ciyaareed ku wareejiyey Kooxaha metelaya Gobolada dalka ee ka qayb-galay tartanka Ciyaaraha Gobolada oo ka socda Hargeysa. Xaflada waxa ka ...

Read More »

Halkan dib uga daawo ciyaartii Xiisa lahayd ee Hawd Iyo Sool

Gobanimonews.com ka bogo ciyaartii shalay ee xulalka Sool iyo Hawd

Read More »