Daaawo:Wasiir Faratuun oo Dhaqan Galiyay Wado Uu Jeexay Wasiir C/Dheer+Ardaydii Dhacay Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo maanta Mar 2Aad u Fadhiistay Imtixaan

Hargaysa(GNA):Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland pro:Yaasiin Faratoon ayaa Maanta u Furay Imtixaan Aan Caadi ahayn oo ay galayaaan Aradaydii ku Guul Daraystay Imtixaankii shahaadiga ahaa oo tiradoodu Dhantahay ku dhawaad Sideed Boqol oo ka mid ahaa ilaa Kun iyo Sideed Boqol iyo Afar iyo Toban Arday oo ku dhacay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Sannadkii 2017 ,

Ardaydan oo Mudo Afar Bilooda loogu Celiyay Waxbarashadii ayaa maanta u fadhiistay Imtixaankooda.

Talaabadan Ku celiskaa ee Ardayda loogu Celinaayo ayaa ahayd Talaabo uu Ku dhawaaqay wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland C/lahi Dheere oo isagu Go,aankaasi soo saaray

halkan Ka Daawo Warkaas oo Dhan

Mustafe Axmed Herer

Gobanimonews.com/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply