Daawo: Galeydh ”Khaatuma Waxay Kamid Tahay Somaliland”

Waxaa maanta magaalada Hargeisa lagu soo Afmeeray Wadahadal u socday Maamulka Somaliland iyo Xubno ka tirsan Khaatumo, waxaana Halkaasi laga soo saaray go’aano ay ka mid yihiin In Somaliland la wada yeesho iyo in la furo Dastuurka.

Hadaba waxaa Halkaasi Isaguna Khudbad ka jeediyey Cali Khaliif Galaydh madaxwaynaha khaatumo, Wuxuuna ka hadlay Heshiiska ay gaadheen Labada dhinac iyo Wuxuu ka dhigan yahay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Reply