Daawo: Guddoomiyihii baarlamaanka Khaatuma ”Cimirigaaga Oo Raaga Geel Dhalaya Ayuu Ku Tusin”

Maxamuud Sheekh Cumar Xasan Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo ayaa Maanta Hadal ka jeediyey Goobtii ay Heshiiska ku Gaadheen Xubno ka socday Khaatumo iyo Somaliland.

Cimrigaaga oo Raagay Geel dhalaaya Ayuu ku tusaa, Isma lahayn Hotelka Amasador ayaad Warbaahinta kula hadlaysaa, Waxaan idiin sheegayaa magaca Somaliland Muqadis maaha, waynu ka guuraynaa hadii aynu doono oo Qudhac ayaynu la baxaynaa Ayuu yidhi.

Leave a Reply