Daawo:Gudoonka Baanka dhexe oo mar kale ku haqaaday inay qaadayan talaabo sixir Bararka xadhkaha Goostay wax kaga Qabanayaan

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Iminka Ku Dhawaaqey Talaabooyin Ay Sicir Bararka Xadhkaha Goostey Wax Kaga Qabanayaan

Hargeysa (Gobanimonews):- Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Muddane Maxamed Cabdi IbraahimDhoobaale ayaa waxaa uu sheegay maanta in baanka dhexe ee Somaliland uu labadii cisho ee ugu danbeeyey uu qaatey talaabooyin uu wax kaga qabanaayo sicir bararka dalka ka jira ee xadhko goostey

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Baanka dhexe Shalay iyo maanta uu suuqa galiyey lacago badan oo Doller ah si sarifku hoos ugu dhaco isla markaana ay lacag galintaas wadayaan ilaa qiimaha sarifka Dollerku uu halkiisii ku soo noqonaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Mustafe Axmed maxamuud(Herer)

Gobanimonews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply