Dagaal ka Dhex Dilaacay Salaadiinta S/land +Sul Cheif Caaqilo Iyo Xildhibaano Si Caadifadeysan uga Jawaabay Sul Xasan Sul C/raxmaan

Hargaysa(GNA):Hadal kaftan ahaa oo Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal ka jeediyay Magaalada Burco wakhti uu ka qayb galaayay Xaflad Caleemo Saara ayaa waxa si Caadifadeysan uga jawaabay islamarkaana ka Gubtay Salaadiin ,Cheief Caaqilo iyo Xildhibano dhamaantooda kaa soo wada jeeda Hab kaliya

halkan ka Akhriso Magacyada iyo Taytalada Shaqsiyaadka Sida Caadifadeysan uga Jawaabay Hadalkii Suldaan Xasan Sul Cabdiraxmaan.

 

 

Mustafe Axmed Herer

Gobanimonews.com

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply