dhegeyso: Tix Gabay ah oo magaceeda la yidhaahdo Murug

cali faarax siidhiTixdan oo uu curiyey Cali Faarax Siidhi, kana hadlaysa wacyiga adag ee ay Bulshada Soomaaliyeed ku jirto iyo sidaanay u dhaadanayn Madaxdoodu, waxa kale oo ku lamaan Maahmaahyo abwaanku hindisay oo ka turjumaya xilliga lagu jiro.

haddaba hoos ka dhegeyso Gabayga iyo Maahmaahyaha oo maqal ah;


Leave a Reply