Diinta

Sh. Maxamed Dirir oo ka hadlay arrimaha guul-darada keena

“Guuldarada waxa ka mid ah shan arrimood, oo hadii xishoodka qofka naftiisa laga waayo ka mid tahay..” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir. “Qofku haduu ku rido xaaraan calooshiisa, waxay sabab ...

Read More »

Habeenka Laylatul Qadriga

Halkan hoose ka daawo Muxaadiro ku saabsan Habeenka Laylatul Qadriga oo uu inoo soo jeedin doono Sh. Maxamed Cumar Dirir:

Read More »

Duruus ku saabsan Hijradii Nabiga SCW

Duruusta laga qaadanaayo Hijradii Nabiga SCW iyo  Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil, halkan hoose ka Daawo: Duruusta laga qaadanaayo Hijradii Nabiga SCW | Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Read More »

Sh. Aadan-siiro: “Arrin aad u adag weeye inaad umad dhan been ka sheegto”

Khudbadii Salaada Jimcaha ee Sh. Aadan Xaaji Maxmauud Xiiray iyo qodobada uu kaga hadlay: Halkan hoose ka Daawo:

Read More »

Sababaha Keena Furniinka iyo Sh. Dirir

Halkan hoose ka Daawo Muxaadiro kooban oo ku saabsan sababaha keena Furniinka, waxaana soo jeedinaya Sh. Maxamed Cumar Dirir. Halkan ka Daawo:

Read More »

Dersi Diini ah: Dhowrsonaanta Qofka Muslimka ah

Ku soo dhawaada oo ka bogta muuqaalkan kooban ee barnaamijka Midhaha Diintu idiinku talo galay. Wuxuuna ku saabsan yahay dhowrsonaanta qofka muslimka ah. Waxa soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil. ...

Read More »

‘Ramadaantu waa fursad is beddel lagu samayn karo”Sh. Maxamed Idiris

Halkan hoose ka Daawo Dersi ku saabsan fursadaha looga faa’idaysto soonka Ramadaanta:

Read More »

Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad

Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 2aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. Waxaana ay qayb ...

Read More »

Axkaamta Soonka iyo Sh. Carab…Casharkii 5aad

Halkan hoose kaga bogo Casharkii shanaad ee ku saabsan Axkaanta Soonka iyo Sh. Carab.

Read More »

Axkaamta Soonka iyo Sh. Carab..Casharkii 4aad

Halkan hoose ka Daawo oo ka faa’idayso casharkii afraad ee duruusta Axkaamta Soonka, waxaana inoo soo jeedinaya Sh. Maxamed Macalin Carab. Daawo Wacan:

Read More »

Axkaamta Soonka iyo Sh. Barbaraawi..Q3aad

Akhristeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Cashar kale oo ku saabsan duruusta Axkaamta Soomka. waxaana casharkan inoo soo jeedinaya Sheikh Cabdilaahi Barbaraawi ee ka faa’idaysi wanaagsan:

Read More »

Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad.

Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 2aad ee muxaadiro ku saabsan Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. ...

Read More »

Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 1aad.

Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 1aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. Waxaana ay qayb ...

Read More »

Axkaamta Soonka. Casharkii 2aad

Daawadeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Casharkii labaad ee Axkaamta Soonka ee ka faa’idaysi wanaagsan:

Read More »

Daawo: Taxane ku saabsan Axkaamta Soonka. qaybtii1aad

Halkan hoose ka Daawo Taxane ku saabsan Axkaamta Bisha Ramadaan iyo Sh. Maxamed Macalin Carab:  

Read More »

Bisha Ramadaan: ‘maxaynu ka ognahay faa’idooyinka Soonka’

Siddee loo qaabilayaa Bisha Ramadaan? Maxaan ka ognahay fadliga iyo Axkaamta Soonka? Muuqaal iyo Qoraal ku saabsan Bisha ramadaan iyo qaabka loo soomayo… Dhamaan Umadda Islaamka ee Caalamka daafihiisa ku ...

Read More »

Muxaadiro: Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan?

Daawo Muxaadiro: Maqal iyo Muuqaal ah………… Waxa ina soo gashay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi gutaan. Waxa la sugayey 11 ...

Read More »