Doorashada Somaliland: Sidee Gobolka Saaxil loogu soo baxay codbixinta?

Gobolka Saaxil in ka badan lixdan kun oo codbixiye ayaa qaatay Kaadhka codbixinta Doorashooyinka Somaliland, waxaanay dadku saaka aroornimadii horeba safaf dhaadheer ka galeen goobaha Sanaaduuqda codbixinta la dhigay.

Codbixiyeyaal saf ugu jira codbixinta Doorashada..Berbera

Gobol-xeebeedka Saaxil, wuxuu kaga duwan tahay Gobolada kale Cimilada oo diiran, laakiinse xilligan heer kulku aad uma sareeyo.

Halkan ka Daawo sida ay Dadka reer Berbera ugu soo dareereen Codbixinta…

Leave a Reply