Gen. Jidhif oo ka digay Khilaaf iyo xasilooni darro ka dhasha Doorashada

Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka. Gen. Jidhif

Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Gen. Maxamed Cabdilaahi Xasan Jidhif, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ku baaqay inaan xasilooni darro laga abuurin Doorashada.

Halkan ka Daawo:

Geesta kale, waxa is soo taraya digniinaha iyo baaqyada ku aaddan xasiloonida iyo degenaanshiyaha Siyaasaddeed ee dalka, kuwaasoo ay u  jeedinayaan hogaamiyeyaasha Asxaabta, Taageerayaashooda iyo Guddida Doorashooyinka, uguna baaqayaan inaan fowdo dalka laga abuurin.

Leave a Reply