Monday , 26 June 2017
Breaking News

Guddoomiye Baashe oo soo dhaweeyey Heshiiska Somaliland iyo Khaatumo

Waa Siyaasiga ugu sareeya Madaxda Dawladda Somaliland ku jira ee ka soo jeeda Deegaamada Khaatumo ku gorgortamayaan

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa(GNA)-Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada, Baashe Maxamed Faarax ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhex maray Dawladda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo.

Guddoomiye Baashe oo ka soo jeeda Deegaamada Maamulka Khaatumo kula gor-gortamayo Somaliland wadahadalada socda, ayaa sheegay inay muhiim tahay in la wada-hadlo oo dawladdu qanciso cid kastoo wax tabanaysa.

Halkan Hoose ka Daawo:

Hadalkan Guddoomiye ku-xigeenka ayaa ku soo beegmay maalin kaddib markii Magaalada Hargeysa ay heshiis ku gaadheen dhinacyada wadahadallada u qaabilsan dawladda Somaliland iyo Khaatumo.

Leave a Reply

Scroll To Top
Descargar musica