Jaamacadaha Ruushka oo ogolaaday in ardayda Somalida ee shuruudaha buuxiyaa is qoraan sanadkan 2017-2018

MEDICINE FIELDS: 
  • General Medicine  = = 6 Years
  • Paediatrics  = =   ==    6 Years
  • Dentistry  = ======    5  Years
  • Pharmacy = ====        5 Years
  • Public Health =  ==      6 Years
  • Nursing    ===      =      4 Years
  • Veterinary Medicine = 5 Years
  • Post Graduate Education/Clinical Residency Programs/ Doctorate Programs = 2– 5 Years
           = Fees per year for 2 semesters from $ 4000 –  $5000
             All Masters programmes  =   2 Years    Fees =  $3000- 4000   Per Year for Two semesters
             PHD       =        3 Years     Fees  = $ 4500  Per Year for Two semesters

                 AVIATION / AEROSPACE: 

  • Aerospace Engineering =     4 Years
  • Aeronautical Engineering =  4 Years
  • Rocket Engineering          =  4 Years
  • Avionics                            =   4 Years
  • Airport Management        =   4 Years
  • Aerospace Management  =   4 Years
  • Airport & Flight Control Management =  4 Years.
  • All Bachelors ====   4 Years. Fees  $ 2000-4000
  • All Masters programmes  = ===      2 Years 
  • PHD = ==========  =========== 3 Years

 

                COMPUTER / IT / TELECOM:

  • Computer Engineering =  4 Years
  • Computer sciences       =  4 Years
  • Computer systems & Networks = 4 Years
  • Information Technology  =            4 Years
  • Information Technology Engineering = 4 Years
  • Computer Hardware & Software Engineering = 4 Years
  • Telecommunication                     =   4 Years

                Telecommunication Engineering = 4 Years

  • All Bachelors  =====  4 Years  = Fees  $ 2000-4000 Per Year
  • All Masters = =====   2 Years  =  Fees  $ 3000-4000 Per Year
  • PHD = ==========    3 Years  =  Fees   $ 4500 Per Year
  •        ENGINEERING FIELDS: 
  • Electrical Engineering  =             =   4 Years
  • Electronics Engineering =           =   4 Years
  • Electromechanical Engineering =   4 Years
  • Mechatronics Engineering         =   4 Years
  • Mechanical Engineering            =    4 Years
  • Civil Engineering                        =    4 Years
  • Architecture Engineering          =    4 Years
  • Oil & Gas Engineering               =    4 Years
  • Petroleum Engineering              =   4 Years
  • Biomedical                               =  =  4 Years
  • Biomedical Engineering         =  =  4 Years
  • Mining Engineering                =   =  4 Years
  • Geology                                  =    =  4 Years
  • Geodesy                                     =    4 Years
  • Land Planning & Management =    4 Years

              All Bachelors===== 4 Years = Fees = $ 2000-3500- Per Year

  • All Masters ======   2 Years = Fees = $ 4000–         Per Year
  • PHD ==========     3  Years =Fees = $ 4500           Per Year

                    ECONOMICS FIELDS: 

  • Economics = 4 Years
  • International Economics = 4 Years
  • Business Administration = 4 Years
  • Management                     = 4 Years
  • Accounting & Audits        = 4 Years
  • Banking & Finance           = 4 Years
  • International Economics Relations =  4 Years
  • Hotel & Tourism Management =          4 Years
  • All Bachelors ==   4 Years = Fees = $3000=3500- Per Year
  • All Masters ====   2 Years = Fees = $4000—–      Per Year
  •  PHD  =========  3  Years = Fees = $4500——-   Per Year
     Important :  A)- Waxbarashada waxaa lagu baranayaa afka igiriisida iyo afka Ruushka, hadii aad afka Ruusha wax kubaranayso qiimaha Fiigu wuxuu ka jabnaanayaa qiimaha sare ilaa iyo 20%
       B) Maado walba oo aad barataa waxay mar walba leedahay qiimaheeda, qadarinteeda , takhasuskeeda iyo fiigeeda u gaar ka ah.
      C)  Dhalinyarada cuslaatay ama qofkii aan haysan shahaadad Dugsi sare ee iska bixin kara fiiga Jaamacada wuxuu qaadanaya sanad dheeraad ah oo is diyaarin ah.
      D)  Viisaha ardeyda la siin doonaa wuxuu u oglaanayaa in ay dalka kaga shaqeystaan hadii ay waqti u helaan.
      E)  Waalidiinta doonaya in ay caruurtooda raacaan oo soo dejiyaan goobaha waxbarasho waxaanu u fududeynaynaa Visaha iyagana,
 Jaamacadaha ugu fiican ee bixin doona maadooyinkaa  xaga sare ku taxan waxaa ka mid ah Jaamcadaha u caansan dalka  Ruushka sida Jaamacadaha:
1- Russian State Medical Universities
2- People’s Friendship University
3- First Moscow State Medical University
4-  Kazan State Medical University
Hadii aad doonayso in aad wax ka barato Jaamacadaha Caanka ah ee Dalka Ruusha waxaad u mareysaa shan 5- talaabo ( 5 Steps)  Taas oo hadii aad ka gudubto talaabada Koowaad (1-aad ) oo ah in Jaamacadu aqbasho shahaadada dugsigaaga sare iyo Passpporka dalkaaga ay talaabadani kuu fududeyn doonto talaabada tabaad iyo ta shanaad (step 2-5 ) oo aad heli doonto Vise ardeynimo oo aad dalka ku joogto kuna shaqeysan karto  iyo Vise dalxiis oo mudo kooban ah oo waalidkaa la siin doono hadii uu u baahdo in uu  kugu soo booqdo sanadka labaad Jaamacada aad markaa dhiganayso.
Jaamacadahan oo ah (Private ) Waxay kaa doonayaan in aad sanad walba bixiso lacagta fiiga ah ee aad wax ku baranayso. sidaa darteed hadii aad dhaqaale u haysato oo aad xiisaynayso in aad wax ka barato Jaamacadaha ugu Caansan uguna Qadiimsan wadanka Ruushka  waxaanu kuu fududeynaynaa in aanu ku marino habka gelista Jaamacadaha (admission process ) oo ah shantaa talaabo ee aan kor ku xusay iyada oo Talaabada Kowaad ay tahay bilaash aan lacag lagaa qaadayn. Waxaanu wakiil kaaga noqonaynaa Jaamacada aad doorato iyo immigration ka, waxaanu si sahlan kuugu soo qaadaynaa Visaha ardaynimo, waxaanu kuu turjumaynaa Shahaadooyinkaaga oo aanu kaaga sharciyeynayno Safaarada Ruushka ee markaa kuugu dhow.Waxaanu ku caawinaynaa ilaa iyo aad jaamacada aad bilowdo oo aad la qabsato. Shaqadan aanu kuu fududeynayno waxaanu u haysnaa liisan oo waxaa noo wakiishay Hayadaha ay khusayso hawshani sidaa daraadeed  waxaad naga filataa soo dhaweyn iyo adeeg wanaagsan.
Fadlan hadii aad xiisaynayso in aad Wax-ka barato dalka Federaalka ee Ruusha ama aad doonayso faah-faahin kale oo dheeraad ah oo ku saabsan arintan la soo xidhiidh emailka iyo telefoonkan hoose;
Abdi Yusuf mohamoud
Mobile  : 44- 07950 341347

Leave a Reply