Maansada Mala-awaal

nasir 1s

Maansadan oo aan kaga hadlayo siyaasiyiinta u nool xasarada ee aan marnaba ka fikirin maxaa laydiin soo doortay waxan curiyay 2/5/2015 waxaana halku dhigeeda la yidhaahdaa

 

Qawlaysto magaagtoo

Maatida jaqaysoo

Maalkooda dhacaysoo

Maskax lagu hogaanshiyo

  maamul wacan lahaynoo

  majarahoodu liito

Siyaasadda  maroortiyo

Mala awaalka mooyee

  Garashadu ka maqantoo

 maalintii lajoogaba

Weerar iyo mushkiladiyo

 Mabda,oodu  qalad yahay

Oon  mawlaha ka baqanayn

 balan qaadyo  muran dhala

ku hodaaya maatida

 sharcigaa miskiinkiyo

Qabanaya maatida

Masuulkiyo wasiirada

 midna aan Xukumi Karin

miyaan loo midaysnayn  

Qaybta labad iyo maansada 

 MALA-AWAAL

 

qoraa abdinasir Ismacil nuur

Email drnasir 908gmail.com

 

 

 

Leave a Reply