Maansadda Hagarlaawe iyo dhibaatada Colaadaha sokeeye

GaariyeMaansadan oo ka hadlaysa dhibaatada collaadaha sokeeye u leeyihiin Bulshada, isla markaana uu tiriyey Abwaan Alle ha u naxariistee Maxamed Xaashi Dhamac, ayaa waxay si mug leh u taabanaysaa Mushkiladaha dagaalka iyo qiimaha nabad-geylyada iyo wada-noolaanshaha.
Halkan hoose ka Daawo Maansada oo Muuqaal ah:

Waxa baahiyey Mustafe Nuur Dheereeye

Leave a Reply