Maqaaladda

Maxaa loo dhaariyay weriyeyaasha?

Dooddii xalay (19-10-2017) dhex martay musharraxiinta saddex xisbi qaran ee Somaliland ee u tartamaya madaxtinnimada dalka waxa iiga muuqatay arrin ugub ah oo aanan warbaahinta horay ugu arag hase ahaatee ...

Read More »

Somaliland Rubuc qarni kadib waxay heshay daadihiye maaliyadeed oo ku haboon, Marwo Samsam Cabdi Aaadan oo hada ah wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa ah masuulkii kaliya ee sameeya waxyaabo badan ...

Read More »

Xisbiga WADDANI  taageerayaal badan   ayuu ku lumiyay dooddii murrashaxiinta Madaxweynaha

Wax aan ka mid ahaa dadkii daawanayay dooddii Murrashaxiinta ee dhammaystay ilaa bilow ilaa dhammaad . Guud ahaan waxa aan u arkayay guul iyo horumar u soo kordhay Somaliland. Murrashaxa ...

Read More »

Ku foolle: Muwaadiniinta Reer Somaliland gude iyo debed ba

Casar-dheere wanaagsan, idil ahaantiiba waa Cabdinaasir oo idinka soo bariidinaya Hargeysa. Wanaagsan ammin kasta oo farriintani idin soo gaadho. Dhambaalkani wuxu si gaar ah ugu wajahan yahay dadyowga reer Somaliland ...

Read More »

Maxamuud Xaashi Labada Dhinac-ba Wuu Seegay..?

Maxamuud Xaashi Muuse Biixi Iyo Beeshiisa-ba W/Q Xamse Maxamed Iiman Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi waa siyaasi in badan siyaasada ku soo jiray, waxaanu noqday Maayirkii ugu horreeyey ...

Read More »

Sixirka Soo Jiidashada !! –W/Q: Xamse-Tudhaale

Qof walba waxa uu jecel yahay in uu noqdo mid soo jiidasho leh. Tani waxa ay dadyowga qaar ka dhigtay kuwo u sameeya ficilo aan wacnayn sababo ah in ay ...

Read More »

Daawo :Gudoomiyaha ololaha Gobalka Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo ay Waheliyaan Xubno ka mida Gudida Ololaha Gobalkaasi oo ka dareen Celiyay Xilka Murashax Muuse Biixi u magacaabay

Hargaysa(GNA); Anuu Xisbiga iskumanan dhicin ee waxaanu isku dhacnay shakhsiyaad dan kale Watay .. Cabdilaahi Abokor Gudomiyaha Kaabaynka Gobalka Saaxil ee Xisbig kulmiye Halkan ka daawo warkaasi Mustafe Axmed Herer ...

Read More »

Dawladduhu Masaaliix Ayey Kala Leeyihiin

  Siyaasadda dawladda waxaa Jaangooya Xukuumadda haddii ay U Aragto Inay Dantu Ku Jirto in Soomaaliya noqotto (dhexdhexaad). Waxba Kuma Jabna. Haddaba, dib u raaca Taariikhda Burburkii Soomaaliya yaa Ka ...

Read More »

Somaliland: Mudane Madaxweynaha soo socda 5 sano wax waan qaban karnaa…

Somaliland waxa ay galasaa doorashadii 6aad hadii aanan halmaansanayn oo ah hal qof hal cod, waa farxad iyo badhaadhe in wadan aan la ictiraafsanayni qabsado doorashooyin intaas lee goo hadana ...

Read More »

Daawo:Maamulka Salaama Schools oo ka Hambalyo u diray Ardaydii Guusha gaadhay

Hargaysa(GNA) DAAWO:Maamulaha dugsiga Salaama oo ka dareen celiyay Natiijada Uu ka helay intaxaanka shahaadiga Ee saaka lagu dhawaaqay   Maamulaha dugsiga Salaama oo ka dareen celiyay Natiijada Uu ka helay ...

Read More »

Bal dad allow eega duul kan waashay

Ninka magaciisa dilay ee yidhi… Dr.Daacad baa Lay yidhaa. Dafiray aabahii ku darsoo… Alla yaqaan ku biirsaday Denbina ka galay dadweynaa.. Daain baan aqaanaa… Dadkana waan docodocay-nayaa.. Dadyow mays daboolaan? ...

Read More »

Farmaajo shalay gunnimo dhereg leh ayuu diiday lakiin maanta gunnimo Gaajo leh ayuu qaatay!

Maanta waxay u tahay ummada soomaaliyeed maalin madow meel walbo ay ku nooshahay, waa maalin lamida maalinkii gumesytuhu qaybsaday gayiga soomaaliyeed, waa maalin aynu kala saari la’nahay  Somalia ma waxa ...

Read More »

Maxamuud Xaashi: Ganacsadaha Qarsoon ee ka Wakiilka ah FLY DUBAI

Xogta qarsoon ee ku jirta Arinta Warbaahintu ku mashquulsanayd ee gabadhii Fly-Dubai laga soo dejiyey..by: Xamse Siisow.. Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka, waxa wasiir kasoo Noqday maxamud Xaashi Cabdi ...

Read More »

Wasiir SamSam Cabdi Aadan Murraayadii Maaliyada!!!!!!!

waa hawlkar karti iyo dulqaad badnaan ku suntan dedaalada waxqabad ee ay marwo samsam ku tallabsaty waa qaar ay taariikhda qarankan kaga jirta kaalin muuqata oo bulshada Somaliland ka wada ...

Read More »

Suldaan Cumaani Ka Sareeye Caaqil Waana Suldaan Qaran..

Waxa Maalintii Salaasad ee 22ka Bishan Magaalada Burco lagaga dhawaaqay shaacinta Suldaan cusub oo haddii Alle idmo dhowaan ku soo biiri doona fagaaraha Madax-dha-qameedka dalka, gaar ahaan-na Saaxadda Salaadiinta. Suldaanka ...

Read More »

Af lagaado & Cay midna eedu kuma sama!

Hadal xumadu waa wax la liidey oo la diidey ayna fogeysay diinta islaamku, carrabka  waxa lagu tilmaamay seef meesha ay seeftaasi goysana  aanu dhakhtarku xitaa dhayi Karin, dadkuna way ku ...

Read More »

Hoggaamiyaha Bulshaawiga Ah VS Igu Sawir: W/Q Mawliid Cali-dhure

Hoggaaminta bulshaawinimada leh waa tan hoggaamiyuhu si dabacsan ku raadiyo xidhiidh wanaagsan oo farxad leh in uu la yeesho bulshada. Hoggaamiyeyaasha bulshaawiga ah waa kuwo saaxiibtinimo leh, jecel in ay ...

Read More »