Radio

Dhageyso: Puntland Oo Dagaal Ugu Hanjabtay Somaliland

Maamulka Puntland ayaa Somaliland ugu cagajugleeyay dagaalka haddii aynaan joojin arrimaha doorashooyin ee ka soconaya gobollada Sool iyo Sanaag. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in gobolladaasi ...

Read More »

Somaliland: Maxay ku sugan yihiin Dadkii ku Caydhoobay Abaartu? Warbixin2aad

Daawo.Warbixin kale oo ku saabsan Barmaamujyo Taxane ah oo dib loogu eegayo Xaalada ay ku sugan yihiin Dadkii ku baro-kacay Abaarihii ka dhacay Gobolada Bariga Somaliland. Halkan hoose ka Daawo:

Read More »

Somaliland: Maxay ku sugan yihiin Dadkii ku Caydhoobay Abaartu?

Daawo.Warbixino Taxane ah oo dib loogu eegayo Xaalada ay ku sugan yihiin Dadkii ku baro-kacay Abaarihii ka dhacay Gobolada Bariga Somaliland. Halkan ka Daawo:

Read More »

TOP NEWS DHAGEYSO: Khaatuma Oo Ka Hadashay Doorashadii Baashe

Abshir Cabdicasiis oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Khaatuma ayaa sheegay in Khaatuma aysan waxba ka gelin doorashada ka dhacday Hargaysa ee Baashe lagu doortay. HOOS KA DHAGEYSO: ...

Read More »

DHAGEYSO: Guddoonka Shacabka Somalia Oo Hambalyo U Diray Baashe

  Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta  ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland. Mudane Max’ed Sheekh ...

Read More »

Dhageyso: Baashe Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Doorashada Kaddib

Dastuurka in la furo ayuu ku baaqay Guddoomiye Baashe

Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta ku guuleystay inuu noqdo guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland. Doorasho ka dhacday magaalada Hargaysa ayuu Baashe kaga guuleystay musharrax kale oo la tartamayay. Baashe Maxamed Faarax ...

Read More »

Maxaa iska bedelay Mowqifka Cali Khaliif ee Somaliland iyo Khaatumo?

“annagu cidna marti u noqon mayno, haddii aynu heshiino waa heshiinay, haddii kalena waa iska kala soconaynaa” sidaas ayuu yidhi Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlay Shir-jaraa’id oo  ay qabteen ...

Read More »

Daawo+Akhriso: Heshiiska Somaliland iyo Khaatuma

  Qodobada lagu heshiiyey: Somaliland iyo Khaatumo inay ku dedaalaan sidii afgarad buuxa looga wada gaadhi lahaa In la wada qorsheeyo lagana wada shaqeeyo sidii loo heli lahaa somaliland loo ...

Read More »

Waxqabadka Maayirka Saylac

Halkan hoose ka Daawo:

Read More »

Cadami: “Somaliland waa inaanay qiime jaban ku iibsan Xayiraada Qatar”

Taageerada ay Somaliland siisay xulafada Sucuudigu waa mid hortaalla falanqeeyayaasha Siyaasada Gobolka iyo arrimaha Carabta. Cabdiraxmaan Cadami, waa siyaasi hore xilal uga soo qabtay Xukuumaddihii Somaliland maray, waxaanu laakiin ka ...

Read More »

Daawo: Somaliland Oo Xidhiidhka U Jartay Qatar

Read More »

Dhageyso: Wasiirka Duulista Hawada Oo Sheegay in Qatar Airways Ay Dulmarto Hargaysa

Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Heybe ayaa ka jawaabay warar maalmahani la isla dhexmarayay oo sheegayay in Hawada Soomaaliya ay isticmaalaan diyaaradaha Qatar, oo dhowr duulimaadyo ay ku ...

Read More »

BOORAMA. Daawo Maayarka Magaalada Borama Oo Daboolka Ka Qaaday Suuqyada Borama Ee Lagu iibiyo Mukhaadaraadka Noocyadiisu Kala Duwan.

BOORAMA(GNA)-Daawo Maayarka Magaalada Borama Oo Daboolka Ka Qaaday Suuqyada Lagu Iibiyo Mukhaadaraadka Noocyadiisu Kala Duwan.   GOBANIMO NEWS BORAMA-SOMALILAND

Read More »

Dhalinyaro reer Burco oo soo saaray film cusub

Dhalinyaro reer Burco ah ayaa soo saaray film cusub oo ku saabsan ka fogaanshiyaha Acmaasha xun-xun xilligan Bisha Ramadan. Film-ka oo magaciisa la yidhaahdo Bil Cibaado weeyee Camalkaaga wanaaji, waxay ...

Read More »

W. Maxamuud Xaashi: “Nabadda Somaliland waxay soo jiidatay DP World iyo Premier Bank”

Hoos ka Daawo Wasiir Maxamuud Xaashi oo sharaxay Ganacsiga Somaliland iyo Soomaaliya ka dhexeeyaa inaanu noqon karin mid saameeya Siyaasada, isagoo ka hadlayey furitaanka Xaflad loo qabtay Bangi cusub oo ...

Read More »

BOORAMA. Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Oo Wacad Ku Maray in Maalmaha inagu Soo Fool Leh Ay Xil Ka Xayuubin Ku Samaynayaan Duqa Borama.

BOORAMA(GNA)-Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Oo Wacad Ku Maray in Maalmaha inagu Soo Fool Leh Ay Xil Ka Xayuubin Ku Samaynayaan Duqa Borama. GOBANIMO NEWS BORAMA-SOMALILAND

Read More »

BOORAMA. Daawo,Maayarka Magaalada Borama Oo Kormeeray Xarumo Caafimaad Oo Dhismayaal Cusub Laga Hirgalinayo.

BOORAMA(GNA)-Daawo,Maayarka Magaalada Borama Oo Kormeeray Xarumo Caafimaad Oo Dhismayaal Cusub Laga Hirgalinayo. GOBONIMO NEWS BORAMA-SOMALILAND

Read More »