Sh. Aadan-siiro oo ka hadlay colaadda Beelaha

Sh. Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray oo kamid ah Culimada waaweyn ee dalka, ayaa walaac ka muujiyey Colaadda ehliga ah ee ka soo noqnoqotay Gobolka Sanaag, gaar ahaan Deegaanka Dararweyne.

Sheikha ayaa Khudbadii Jimcaha ee shalay kaga hadlay Dagaalkii dhawaan ka dhacay Deegaankaasi, waxaanu tilmaamay inay Collaada ehliga ahi If iyo Aakhiroba  dhibaato iyo dambi culus tahay.

Halkan ka Daawo:

Leave a Reply