Somaliland: Maxay Golaha Wakiilladu u diiddeen in wax-ka-bedel lagu sameeyo Xeerka Booliska?

Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah Ku diidday wax-ka-bedel in lagu sameeyo Xeerka Booliska oo ay ansixiyeen 2014-kii,balse madaxweynuhu dib ugu Soo celiyey, kuna soo lifaaqay qodobo uu ka dalbaday in lagu kordhiyo iyo kuwo wax laga  bedellayo.

Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte oo ah Guddida Arrimaha gudaha, nabad-gelyada iyo Difaaca, ayaa sharaxad ka bixiyey qodob aad u xaasaasi oo ay madaxtooyadu lifaaqeedda Ku Soo dartay.

Halkan ka Daawo:

Hay’adaha Xuquuqal-iinsaanka ee Maxalliga ah ayaa Soo dhaweeyey  go’aanka Golaha Wakiilladu dib ugu meel-mariyey Xeerkaas iyo kuwo kale oo la  socday.

Leave a Reply