:Suldaan Maxamuud X.Aadan oo Sul Xasan Sul C/Raxmaan ku Tilmaamay mid Umada Kala Qoqobaaya kana Fog Milgaha Suldaanimo

Hargaysa(GNA):Suldaan maxamuud Xaaji Aadan oo ka mida Salaadiinta Reer Somaliland kuna Dhaqan Caasimada ayaa si Kulul u Cabaareeyay Hadal Dhawaan Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ka jeediyay Goob lagu Caleemo Saaraayay Suldaan Cusub

Suldaan maxamuud xaaji Aadan ayaa Suldaan Xasan ku tilmaamay mid bulshada Reer Somaliland ee Walaalahaa kala Qoqobaaya islamarkaana ku dhex beeraaya Caadifada iyo Kala fogaansho

isagoo Hadalkii Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ka jeediyay Xafladii lagu caleemo saaraayay Suldaan cusub mid ka fog milgaha Suldaanimo iyo Dhaqanka Suuban ee Salaadiinta Somaliland

Halkan ka Daawo Warkaasi oo Dhan

Mustafe Axmed Maxamuud (Herrer)

Gobanimonews.com/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply