Tartanka Kubadda Kolayga oo ka furmay Garoonka Timo-cadde

Guddoomiyaha Xisbiga kulmiye iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb-galay furitaanka tartanka Kubadda Kolayga oo ka furmay garoonka Timo-cadde ee Magaalada Hargeysa.

Munaasibad lagu furay tartankaas, ayaa lagu qabtay Garoonka Timo-cadde.

Halkan ka Daawo:

Leave a Reply