War deg dega: Aniguba G/waxbarasho ayaan ka ahaa dawladii somalia meelna kuma wareejin,Cirro-na isna waa sidaasi; Xog Xisbiga waddani oo shaaciyay in aanay isaga iyo G/Cirro wali hayaan Xilalkii dawladii Somaliweyn

hargaysa(GNA); Xog hayaha guud ee Xisbiga waddani mudane: maxamed c/laahi uurcade ayaa banaanka soo dhigay hadal bulshada somaliland isla dhex marto isaga oo rumeeyay in wali Gudoomiyaha xisbiga waddani ahna Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland wali hayo xilki safarada ruushka ee Dawladii burburtay ee Somalia islamarkaana waxa uu fashiliyay in isaguna wali hayo xilal uu ka hayay dawladii Siyaasad barre oo aanu wali cidna ku wareejin isaga iyo c/raxmaan cirro ba xilalkaasi

uurcada

halkan ka daawo warkasi

Leave a Reply