War Deg Dega :Xukuumada Somaliland oo ku Dhawaaqday Go,aan Saxaafada Madaxabanaan lagu Tirtiraayo

 

Hargaysa(GNA):Wasiir Guribarwaaqo oo Golaha Wakiilada Hortooda kaga Dhawaaqay Qorshe Cusub oo uu Saxaafada ku Tirtiraayo Shaqadooda

Waxaanu Go,aan ku Gaadhnay in Masuuliyiinta Dawladu Noockastaba ahaadaane inay aanay isticmaalin Warbaahinta Gaarka loo leeyahay

laakiin ay isticmaalaan Warbaahinta Dawlada….Wasiir Guribarwaaqo

Mustafe Axmed Herer

Gobanimonews.com/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply