Warar

Somaliland: Guddoomiye Degmo oo dagaal kula jira Geedka Garan-waaga

Cabdirisaaq Sh. Cabdilaahi Maxamed, waa Guddoomiyaha Degmada Alley-baday oo ka tirsan Gobolka Gabiley, waxaanay dhacdaa Koonfurta Gabiley ee xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya. Wuxuu Warbaahinta ka soo muuqday isagoo ...

Read More »

Suldaan Cumar oo baaq nabadeed u diray Beellaha Sanaag

Suldaan Cumar Suldaan Maxamed oo kamid ah Madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa baaq nabaddeed u diray beello ku dagaalamay Deegaamo hoos-yimaada Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag. Suldaanka oo ka hadlayey Munaasibad ka ...

Read More »

Madaxda Hanti-dhowrka guud oo iska difaacay eeddeymo loo jeediyey

Agaasimeyaasha Xafiiska Hanti-dhowrka guud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eeddeymo uu u jeediyey Guddoomiyihii hore ee Xafiiskaas dhawaan laga bedelay. Agaasimaha guud ee Xafiiska Hanti-dhowrka Axmed Xaashi Cilmi iyo ...

Read More »

Guddoomiyaha Guurtida oo Tallooyin u jeediyey Salaadiinta

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa tallooyin muhiim ah u jeediyey Madaxdhaqameedka dalka. Halkan ka Daawo:

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha JSL oo ka Hadlay Xaalada Ceel Afweyn Baaqna u Diray Beelaha Colaadu ka Dhex Oogan tahay

  Hargaysa(GNA):Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa markii ugu Horeysa ka hadlaya xaalada Ceel afweyn Halkan ka Daawo warkaasi oo dhan Mustafe Herer Gobanimonews.com Hargaysa/Somaliland

Read More »

Cirro oo falaadh siyaasaddeed ku ganay Madaxweyne Muuse

Isagoo khudbad ka jeedinayey munaasibad ay ka qaybgaleen Boqolaal kamid ah Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Magaalada Boorama, waxa uu Murrashaxii xisbiga WADDANI, ahna Guddoomiyaha Xisbigaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ku ...

Read More »

Daawo:Safiirkii Hore Norway u fadhiyay Somaliland maxamed Liina oo Bogaadiyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

Hargaysa(GNA):Halkan ka Daawo warkaasi

Read More »

Daawo:Wasiirul Dawlahii Hore ee Wasaarada Ganacsiga oo Baaq u diray Beelaha Dagaalku ku Dhex maraayo Ceel afweyn

Hargaysa(GNA):

Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo booqday Tuka-raq

Madaxaweynaha ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo uu weheliyo Wasiirka Gaashaan, ayaa booqday Deegaanka Tuka-raq, waxaanu kormeeray Taliska Ciidanka Milateriga ee Bariga Deegaankaas iyo guud ahaanba Deegaamada hoos-yimaada Deegaanka ...

Read More »

Ambaasadoor Maxamed Liina oo Sharaxay Caqabadaha Hortaagan Aqoonsiga S/land

Hargaysa(GNA):Safiirki Hore ee Somaliland u fadhiyay Dalka Norway Xukuumadahii Riyaale iyo Siilaanyo Amabassadoor  Maxamed Aadan Maxamuud(Liina) hadana ka mida Xisbiga Kulmiye oo maanta warbaahinta la hadlaayay ayaa soo bandhigay Caqabadaha ...

Read More »

Cali-sandule oo isu sharaxay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Murrashaxa Madaxweyne

“Dagaalka Tuka-raq waa lagu deg degay…”Siyaasi Cali-sandule Hargeysa(GNA)-Siyaasiga Cali Xasan Maxamuud oo kamid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Sool, xilal kala duwanna ka soo qabtay Xukumadihii dalka soo maray, ...

Read More »

Madaxweyne Muuse oo baaq nabadeed soo saaray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabad-deed u diray beello mar kale dirir ku dhex martay deegaamo hoos-yimaada Gobolka Sanaag, gaar ahaan Degmada Ceel Afweyn. War Qoraal ...

Read More »

Muxuu daarran yahay Safarka Guddoomiye Cirro ku tegay Awdal, guul-daradii Doorashada kaddib?

Murrashaxii WADDANI Cabdiraxmaan Cirro oo socdaal ujeeddo badan ah ku tegay Gobolka Awdal Boorama(GNA):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) ...

Read More »

Guddoomiye Tabit oo xilkii laga qaaday iyo masuulka loo magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo  ayaa xilkii ka qaaday Duqii Magaalada Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Tabit Cabdi Maxamed, kaddib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo masuuliyiinta ...

Read More »

Somaliland: Jaamacad samaysay Doonyaha Badda

Dawladda oo lagu wareejiyey Doonyo lagu Sameeyey Jaamacadda Badda ee Berbera iyo daah-furka Dekedda Nec Fish Berbera-21-01-2018-(GNA)Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaam Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) oo ...

Read More »

Siyaasi Cabdixaliim oo raali-gelin ka bixiyey eeddeymo deel-qaaf ah oo loo jeediyey Wasiir Maxamed Kaahin

“waxaan xukuumadda, gaar ahaan madaxweynaha, u soo jeedinayaa inaan fursad la siin sabab kasta oo cadawgeennu ka dhex faa’iidaysan karo” War-murtiyeed, Wasiir ku-xigeenkii hore ee Ganacsiga Hargeysa(GNA)-Wasiir ku-xigeenkii hore ee ...

Read More »

Shan Qodob oo ku kelifay Muuse Biixi ‘Todoba arrimood oo uu sheegay’.Warbixin

Madaxweyne Muuse oo shirkii jaraa’id ee u horeeyey qabtay iyada oo aanay hogaamintiisu afartan bixin iyo falanqeynta arrimaha ku khasbay…   Hargeysa-(GNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ...

Read More »