Warbaahinta

Waa Kuwee Siyaasiyiinta Maanta Ee Beesha Bariga Burco..?

Xirsi Wax Ma Yeelin, Waxna Ma Tarin Beeshiisa, Laakiin Maxamuud Xaashi… !! Beelaha ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland, waxay tartan iyo dedaal xoog badan ugu jiraan soo saaridda Siyaasiyiin ...

Read More »

Qasriyada uu Donald Trump Kaga maarmi Karo Degitaanka Aqalka cad

Daawo Barmaamujka xogta Dahsoon iyo qasriyada Donald Trump;

Read More »

Filim ka hadlaya nolosha dhabta ah ee Soomaalida Maraykanka

Hargaysa(GNA) Barkhad Cabdiraxmaan wuxuu ku jilayaa filimkan magaca Aden oo ah wiil yar oo Soomaali ah oo ku nool xaafadda Cedar-Riverside ee magaalada Minneapolis Markii filim soo saaraha madaxa banaan ...

Read More »

Waa kuma ismaaciil hure Buubaa? muxuu s/land ka Aaminsan yahay? Goormuse qaatay Jiritaanka S/land?

waa kuma Ismaaciil hure buubaa ? muxuu Aaminsan yahay Siyaasiyan? Jamhuuriyada Somalilnad muxuu ka qabaa jirtaankeeda? goormuu Soo galay S/land? Waa Faalo qoraaleed aan ku falaqeyndoono mab’da Siyaaadeed ee siyaasi ...

Read More »

Xisbiga Mucaaridka Waddani Oo Soo Bandhigay Shuruuddaha Looga Baahan Yahay Raga U Sharaxan Jagooyinka Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka ee Shirka Golaha Dhexe, Mudo Koobana U Qabtay Inay Murashaxiintu Liiskooda Soo Gudbiyaan

  Xoghaya guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxaa uu sheegay in musharaxiinta u tartami doonta kurisga madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa lagu war galinaayo in ...

Read More »

Waraysi; Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee Khaatumo Maxamuud Sh Cumar Xasan Oo Ka Xog Waramey Socdaalkii Maanta Ee Maamulka Sare Ee Khaatumo Ay Ku Yimaadeen Degmada Widh ”Faysal Axmed Kaarshe”

Waraysi; Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee Khaatumo Maxamuud Sh Cumar Xasan Oo Ka Xog Waramey Socdaalkii Maanta Ee Maamulka Sare Ee Khaatumo Ay Ku Yimaadeen Degmada Widh ”Faysal Axmed Kaarshe” Madaxda sare ...

Read More »

Muqaal/Akhri: Marwo Reer Gabiley Ah Oo Banaanka Soo Dhigtay Xogo Iyo Macluumaad Sir ah Oo Ay Ka Haysay Khadra Xaji Gaydh

Gabiley (GNA)- Gudoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Now ee Gobolka Gabiley Haweeya Cabdi Kahin ayaa ka hadashay faro galin ay sheegtay in ay ku hayso agaasimaha madaxtoyadda somaliland khadra xaji gaydh ...

Read More »

MAXAMED BK NEW SHOW IN DUBAI HORDHACA BANDHIGA MBK DUBAI

Read More »

Kulan dhex maray Guddoomiyaha Kulmiye iyo Midowga Yurub

Muuse iyo midowga Yurub

Warsaxaafaddeed:-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu galinkii dambe ee maanta kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan ...

Read More »

Zimbabwe oo shaqo joojin lagaga dhawaaqay

Shacabka dalka Zimbabwe ayaa lagagu baaqay in ay ku dhaqaaqaan labo maalmood oo shaqo joojin qaran ah, iyadoo arrintaa looga ashtakoonayo dowladda oo sida la sheegay dalka u maamuleysa si ...

Read More »

Cabdi Haybe: “Wasiir dawladda kulmiye ah marnaba ma qaateen”

Mid kamid ah Wasiirradii UDUB oo iska fogeeyey xoggo sheegaya inuu xil u doontay Madaxtooyada Hargeysa(GNA):-Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed, oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa meesha ka ...

Read More »

Fursad waxbarasho: Tababar ku saabsan Qoraal-curinta Tolmoon oo lagu qabanayo Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa

QORAAL-CURINTA TOOLMOON Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa waxaa ka furmi doona tababar gaaban oo ku saabsan qoraal-curinta toolmoon, gaar ahaan qaybaha maansada, riwaayadaha, filimmada iyo sheekada gaaban. Tababarkani kuwii sannadihii ka ...

Read More »

Dawlada Maraykanka oo ka walaacsan xidhista Radio Daljir

Xafiiska Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka walaacsan xirista Radio Daljir oo 23kii bishan ay xirtay wasaaradda warfaafinta Puntland. Arrintan oo ah mid toos uga hor’imaaneysa xorriyatul-qowlka ayey kula dardaarmeen ...

Read More »

Somaliland: Ma dhabaa Shirqoolka Aftidu?

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire Oo Mabda’ Ahaan Aqblay Qorshe Dalalka Carabta iyo Turkigu Soo Jeediyeen Oo Ah In 3 Gobol Oo Somaliland Ah Afti Madax ...

Read More »

Sumsang Oo Shirkadda Xafiltanku Kala Dhexeeyo Ee Apple Kaga Guulaysatay Dacwad 2 Sanno

Sumsang Oo Shirkadda Xafiltanku Kala Dhexeeyo Ee Apple Kaga Guulaysatay Dacwad 2 Sanno Maxkamad racfaan oo Maraykan ah ayaa taageertay dacwad burin ay codsatay shirkadda Samsung oo laga leeyahay dalka ...

Read More »

Haldoorka Siyaasiyiin cadho u tagay xisbiga wadani oo ka huleelay

Haldoorka Siyaasiyiin cadho u tagay xisbiga wadani oo ka huleelay   Hargaysa(GNA)Inta badan siyaasiyiin ku biiray Xisbiga mucaaridka ah ee waddani kana soo baxay Xisbiga Kulmiye iyo xukuumada siilaanyo. Siyaasiyiintan ...

Read More »

Somaliland: Fashilka Ajaanibka iyo Sirta uu fashiliyay Madaxweynaha DDSI:

Somaliland: Fashilka Ajaanibka iyo Sirta uu fashiliyay Madaxweynaha DDSI: Tan iyo markii ay dhawaan si deg dega oo aan laga fiirsan u soo saartay Xukuumada Soomaliland Go,aan loo soo laqimay ...

Read More »