Wasiirka Waxbarashada oo booqasho ku yimi Ceerigaabo

cabdilaahi-dheere-waxbarashadaWasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo oo uu booqasho ku yimi. Maamulka Gobolka iyo masuuliyiinta waxbarashada ee heer Gobol ayaa wasiirka ku soo dhaweeyey duleedka Magaalada.

cabdilaahi-dheere-wHalkan hoose ka Daawo Warbixin Muuqaal

Waxa hore gobolka Sanaag ugu sugnaa  xubno kamid ah Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda oo u jooga howlo nabaddeynta Deegaamada Degmada Ceel-afweyn oo ay shaqaaqo ku dhex martay laba beelood.

Gobanimonews

Ceerigaabo Desk

 

Leave a Reply