Waxbarashada

Daawo: Xildhibaano Baloodhaysatay Dhul la siiyey Dugsi Waxbarasho

Read More »

Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Ardayadii u Saraysay Imtixaanaadka Dugsiyada Sare ee Somaliland iyo Shirkada Dahabshiil

Shirkadda Dahabshiil waxay Maal-gelisaa Geedka uu Ubaxu ka soo baxo….warbixin Hargeysa(GNA):-Waxay Wasaarada Waxbarashada JSL iyo Xafiiska Imtixaanaadku shalay ku dhawaaqeen natiijadii imtixaanada Shahaadiga Dugsiyada Sarre iyo Kuwa Dhexe, taasoo, dedaalkeeda ...

Read More »

Somaliland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah

Shaacinta Natiijada Imtixaanka + Arday ka Mudaharaaday + Wasiir ka hadlay iyo Booliska oo talaabo qaaday… Hargeysa(GNA)-Xafiiska Imtixaanaadka Guud ee Qaranka, ayaa ku dhawaaqay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada ...

Read More »

Daawo;Maamule cali balayax oo Dhaliilay wasiir Habane

“Wasiirku Waxaa Uu Iska Dhigayaa Nin Kaligii Shaqada Yaqaana, Isaga Iyo Shakhsiyaad Uu Ku Gabraarto Ayaa Muraadadoodi Shakhsi Ahaa Ka Waayay Xafiiskayga, Wasiirku Isagoo Wajigayga Aqoon Ayuu Magacayga Sittay ..,” ...

Read More »

Somaliland: Ardayda Imtixaanka gelaysa oo digniin loo jeediyey

Wasaarada Waxbarashada oo farriin wacyi-gelin iyo digniin la xidhiidha Imtixaanaadka u jeedisay Ardayda sanadkan u fadhiisanaysa imtixaanka Shahaadigaa.. Hargeysa(GNA)-Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa farriin wacyi-gelin ah u ...

Read More »

Arday iyo Macalimiin ka socda Lix jaamacaddood oo Madaxtooyada Afur loogu sameeyey

Hargeysa (GNA) – Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku marti qaaday arday iyo macalimiin ka socday lix jaamacadood iyo xubno ka tirsan hawladeena wasaaarado ...

Read More »

Jaamacadda Camuud oo ka Jawaabtay Eedeymo uga yimi Wasiirka Waxbarashada

Muxuu Wasiirku ku eeddeeyey Jaamacada Camuud, maxayse kaga jawaabeen Maamulku…?Hoos ka Daawo Boorama(GNA)-Madaxa Waaxda Arrimaha Bulshada iyo xidhiidhka Arday Jaamacada Camuud Prof. Diiriye, ayaa jawaab ka bixiyey Eeedeymo musuqmaasuq oo ...

Read More »

Trump: “Barmaamujka Obama care waa uu ku daayay”

Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in sharciga meesha looga saarayo barnaamijka daryeelka caafimaad ee Obamacare uu meelmarin doono Senate-ka dalkaasi, kaddib markii uu qodob ...

Read More »

Jaamacadaha Ruushka oo ogolaaday in ardayda Somalida ee shuruudaha buuxiyaa is qoraan sanadkan 2017-2018

MEDICINE FIELDS:  General Medicine  = = 6 Years Paediatrics  = =   ==    6 Years Dentistry  = ======    5  Years Pharmacy = ====        5 Years Public Health =  ==      6 Years Nursing    ===      =      4 Years Veterinary Medicine ...

Read More »

Somaliland: Jaamacaddo ruqsada lagala noqday

Magacyada saddex Jaamacadood oo Wasaarada Waxbarashadu kala noqotay aqoonsiyada iyo sababta keentay Hargeysa(GNA) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada somaliland Ibraahim Habane oo  shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa sheegay inay ruqsadaha kala ...

Read More »

Gobolka Awdal: Deegaamo ka cabanaya Waxbarasho la’aan

Lughaya(GNA)-Dadka ku dhaqan Deegaanka Hul-Xudheenle oo ka tirsan Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal ayaa cabasho ka muujiyey waxbarasho la’aan, iyagoo dowladda ku eeddeeyey inay ka gaabisay in dadka deegaankaa loo ...

Read More »

Aniga ayaa adiga kaa saxan?Daawo Video

Barnaamijka Miid Maaxatay Waxaa lagu soo bandhigaa Xisaabo caqli gal ah iyo Fikrado Anfacaya Bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha. La Wadaag Akhritayaashaada Miid Maxaatay. Muqaalkaa Fikrada Todobadaankan ee Anaa kaa ...

Read More »

Somaliland: Hu’ga waxbarasho ee Hablaha Ardaydu xidhaan midabkiisa laga ma fiirsan!

Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham. Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Og: Wasiirka Waxbarashada Somaliland, mudane Cabdilaahi Ibraahim Habbane Barqo-kulul san, mudana Madaxweyne,waa amminta aan dhambaalkan qoraye, wanaagsan ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada oo booqasho ku yimi Ceerigaabo

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo oo uu booqasho ku yimi. Maamulka Gobolka iyo masuuliyiinta waxbarashada ee heer Gobol ayaa wasiirka ku ...

Read More »

Dugsi Boodhin ah oo laga dhisayo Degmada Xayira

Xayira( GNA)- Iskuul Taariikhiya Oo Loogu Magac Daray Mujaahid Cabdilaahi Cali Suufi Oo Boarding Ah Ayaa Maanta Lagu Dhagax Dhigay Degmada Xayira Ee Gobolka Togdheer. Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Saaka ...

Read More »

Boqolaal ka qalin jabiyey Jaamacada Hargeysa + sawirro

Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb-galay munaasibad Jaamacada Hargeysa u qabatay Arday ka qalin-jabisay + sawirro Hargeysa(GNA):-madaxweynaha jamhuuriyada somaliland ee Axmed Maxamed Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo ...

Read More »

RW. M. Cumar Carte: “Dalka waxa dib u dhigay waa jahliga hadheeyay dhalinteena”

Reysal-wasaare ku-xigeenka oo Shahaadooyin iyo Abaal-marino guddoonsiiyey Arday Qalin jabisay… Muqdisho, 24 August, 2016..(GNA)- Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qeybgalay munaasibad qalinjebin ah ...

Read More »