Xafiiska Waxbarashada Gobolka Gabiley oo Gaadiid lagu wareejiyey

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Gaadhi ku wareejiyey Maamulka Waxbarashada Gabilay..Hoos ka Daawo:

Garas iyo GaadhiHargeysa(GNA)-Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare Yuusuf Cismaan Garas, ayaa  Gaadhi Lancruiser ah oo Wasaaraddu u iibisay ku wareejiyey Xafiiska Waxbarashada Gobolka Gabiley, munaasibad maanta lagu qabtay Magaalada Gabiley.

Wasiirka oo uu weheliyo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax, ayaa waxa Gaadhigan ku wareejiyeen Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley.

Haddaba halkan ka Daawo Munaasibada Wareejinta Gaadiidka:

Waa markii ugu horaysay ee Xafiiska Waxbarashada Gobolka Gabiley uu yeesho Gaadiid gaar ah.

Leave a Reply