Xogaha Qarsoon

Xanta Xisbiga Waddani ee Somaliweyn oo Banka Timi

Xanta Xisbiga Waddani ee Somaliweyn oo Banka Timi iyo Saraakiila tirsan Hogaanka Sare oo Cadaystay+Muwaadin cadeymo Soo Bandhigay Hargaysa(Gobanimonews.com);Muwaadin Qaranka Magac ku leh oo u Dulman Hogaanka Sare ee Xisbiga ...

Read More »

Awoodaha qarsoon ee Maareeye ku Xigeenka Wakaalada Biyaha Burco

Maxaad kala Socotaa Awooda Qarsoon Iyo Qadhaabashada Shaadhka Madaxwenaha ee Sida Indho La,aanta ah uu ugu Adeegsado Wiilka Madax Wayne Silaanyo Awoowga u Yahay ee ah Maareye ku Xigeenka Wakaalada ...

Read More »

Wax Ka Ogow Wershada Sibidhka Berbera iyo Saamiga lagu bixiyey

Wersheda Sibidhka Berbera Waxa La Dhisay Dabayaaqadii Todobaataneeyadii Mudo ayaa Dhismaheeda Iyo Tababarka Shaqaalaheeda Lagu Hawlanaa Waxa Dhismaheeda Bilaabay Qaybteedi Hore Inay Dhisaan Shirkad  Kuuriyada Waqooyi ah Waxa Qaybtii Danbe ...

Read More »

Waa Kuwee Siyaasiyiinta Maanta Ee Beesha Bariga Burco..?

Xirsi Wax Ma Yeelin, Waxna Ma Tarin Beeshiisa, Laakiin Maxamuud Xaashi… !! Beelaha ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland, waxay tartan iyo dedaal xoog badan ugu jiraan soo saaridda Siyaasiyiin ...

Read More »

Boqoraddii Dhiiga Dadka cabi jirtay

Halkan hoose ka Daawo Sheeko Muuqaal ah oo ku saabsan Taariikhda Boqoradii Elezabath Bathory ee cabi jirtay Dhiiga Dadka:

Read More »

Maxaad ka ogtahay Diyaaradaha Aqalka cad ee Maraykanka

Hoos ka Daawo muuqaal cusub oo ku saabsan nooca, samayska, tayada iyo duulimaadyada Diyaarada Aqalka cad ee Maraykanka.

Read More »

Berbera 2017: ‘Bishu waa toban’ warbixin

Magaalada Berbera muddo shan sannadooda waxa ka hir-galay horumar muuqda, waxaanay heshay rejo hor leh….”Akhri Warbixin: Wariye Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Berbera(GNA)-Muddo haatan laga joogo afar sannadood oo ku beegnayd ...

Read More »

Qasriyada uu Donald Trump Kaga maarmi Karo Degitaanka Aqalka cad

Daawo Barmaamujka xogta Dahsoon iyo qasriyada Donald Trump;

Read More »

Maxa Sababay In Beesha Caalamku Hoos U Dhigto Xidhiidhkii Somaliland? W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Sida aynu taariikhda ka baranay dhacdo kasta waxay dunida ama gobol ka mid ah ku yeelan kartaa saamayn balaadhan ama isbedelo hor leh. Somaliland waxay ka dhalatay dagaallo sokeeye oo ...

Read More »

Sir culus: Saldhiga Milateri iyo Saxeexii Xasan Sheikh

QAABKA HESHIISKA BERBERA LOOGU KARIYAY MUQDISHU IYO SAXEEXA MADAWAYNE HASSAN SHEIKH… Wasiirka Madaxtooyda Mudane Maxamoud Xaashi  ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Hassan Sheikh ...

Read More »

Garoomada Diyaaradaha ee khatartoodu badan tahay (Xogta dahsoon)

Halkan ka daawo: Barmaamuj ku saabsan xogaha dahsoon ee garoomada adduunka iyo kuwa ugu khatarta badan:

Read More »

Ma run-baa in Maxamed Cabdilaahi Cumar ololle ugu jiro xilka Reysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya?

Muqdisho (GNA)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Cabdillaahi Cumar oo tan iyo intii xilka wasiirnimo uu madaxweyne Siilaanyo ka qaaday xarun ka dhigtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ...

Read More »

Hacked By MuhmadEmad

HaCkeD by MuhmadEmad HaCkeD By MuhmadEmad Long Live to peshmarga < div style=”text-align: center”> KurDish HaCk3rS WaS Here kurdlinux007@gmail.com FUCK ISIS !

Read More »

Magaalo laga helay Sanaag

Hoos ka Daawo Muuqaal ka hadlaya Magaalo qarniyo ka hor jirtay oo iminka la helay;

Read More »

DAAWO: C.salaan C.laahi Warsame oo Hargeisa lagu Xidhay & Rag Cadaan ah oo la sheegay in lagu wareejiyey (Video)

DAAWO: C.salaan C.laahi Warsame oo Hargeisa lagu Xidhay & Rag Cadaan ah oo la sheegay in lagu wareejiyey (Video) Laascaanood (GNA) Cabdisalam Cabdilaahi Warsame ayaa 2-Bishii 11-aad ee Sanadkan Ciidamada ...

Read More »

Soomaaliya: Yaa gudbiyey Dacwadaha lagu kashifayo Doorashada 2016-ka?

Magacyada xubno Beesha caalamka u gudbiyey xoggo lagu fashilinayo Doorashada Soomaaliya iyo farriimo loo diray Dowladda… Muqdisho(GNA)-Murrashaxiinta u tartamaya Kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahaan aqalka hoose ayaa la sheegay ...

Read More »

War deg dega: Aniguba G/waxbarasho ayaan ka ahaa dawladii somalia meelna kuma wareejin,Cirro-na isna waa sidaasi; Xog Xisbiga waddani oo shaaciyay in aanay isaga iyo G/Cirro wali hayaan Xilalkii dawladii Somaliweyn

hargaysa(GNA); Xog hayaha guud ee Xisbiga waddani mudane: maxamed c/laahi uurcade ayaa banaanka soo dhigay hadal bulshada somaliland isla dhex marto isaga oo rumeeyay in wali Gudoomiyaha xisbiga waddani ahna ...

Read More »