Xukuumadda Siilaanyo oo lagu dhaliilay inay gaabisay horumarinta Ciyaaraha

Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis/GNA

Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis oo Xukuumadda ku dhaliilay inay ka gaabisay qabashada tartanka Wareega labaad ee Kooxaha Magaalooyinka ka dhisan. Halkan hoose ka Daawo:

Leave a Reply